Det självklara valet

NVK logotyp
utv
fronter
dds
dexter
teknikcollege
insta

SÖK PÅ SIDAN

Kontakta NORRA VÄSTMANLANDS UTBILDNINGSFÖRBUND

Postadress:

Fridavägen 5, 737 44 Fagersta

Telefon:

0223-443 00

Sjukanmälan gymnasiet: 0223-445 94

Sjukanmälan vux: 0223-444 57, 0223-447 05
0223-291 81 eller vux@nvu.se

E-post:

registrator@nvu.se 

förnamn.efternamn@nvu.se

Besök oss:

Fridavägen 5
737 44 Fagersta

Svenska för invandrare - SFI

SFI

Tan iyo 1 Bishii lixaad 2016 iswidhishka loogu talagalay soo galootiga -SFI waa qayb ka mid ah waxbarashada dadka waaweyn.

Waxbarashada af-iswiidishka ee loogu talagalay dadka soo galootiga ah waa waxbarashada aasaaska luqada iswiidhishka ee dadka waaweyn.

Ka dib markii aad dhammaysay baadhitaankii darasadeed ee Xarunta Luqadaha Badan- CFF, Waxaa kuu bilaabanaaya koorso wax barashadeedkaaga ee luqada iswiidishka A, B, C ama D. Hadaba koorsada lagu fadhiisiyey waxa ay ku xerantahay heerka waxbarashadaadii hore.

Waxaanu bixinaa koorsooyin maalinla ah. Waxaana sidoo kale bixinaa waxbarasho fiidkii ah maalmaha Isniinta iyo Arbacada oo aan ugu tala galnay kuwa shaqeeya maalintii oo dhan.

Waxynu sidoo kale bixinaa waxbarashada fog ee laga bixiyo aalada kombuyutarka.

Waxbarashada fog ee laga bixiyo aalada kombuyutarka waxaynu leenahay kulan malin kasta oo Arbaca.

Yaa ka qayb geli kara SFI?

  • Waxaad xaq u leedahay inaad wax ka barato SFI marka:-
  • ü tahay qof weyn ah (laga bilaabo 1 bishii Todobaad ee sanadka aad buuxisay 16).
  • ü aadan lahayn aqoonta aasaasiga ah ee Iswidishka.
  • ü aad ka diiwaan gishantahay degmo.

Qaybta ugu weyn ee waxbaridda SFI waxaa lagu qabanayaa xarunta Olympen. Qaar ka mid ah kooxdaas waxay wax ku baranayaan xarumaha iskuulka ee Brinell.

Sidansvarig:

Fredrik Hultberg

Senast ändrad:

2016-10-27

Scrolla upp